Maxay Somaliland Ka Tidhi Heshiiska Dekedaha Ee Dhex Maray Somalia iyo Ethiopia?

0

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in dekeda Berbera ay ku jirto afar Dekedood oo ay wadaagi doonaan wadamada Soomaaliya Ethiopia.

Dr. Sacad Cali shire oo u waramayay Hadhwanaagnews ayaa sidoo kale ka hadlay qodobo kala duwan oo ku saabsan in uu xilkiisa waayi doono dhawaan iyo in kale.