RAYSALA WASAARAHA CUSUB EE ETHIOIPIA OODALAB U JEEDIYAY MADAXWAYNE GEELE KU WAJAHAN DEKADAHA JABUUTI

0

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed  ayaa madaxweynaha  wadanka Djibouti  Ismaaciil Cumar Geelle u soo jeediyey inuu siiyo fursad uu dalkiisu kaga qayb galo horu marinta dekedaha.

Dalka Itoobiya ah mid bilaa deked ah ayaa ku tiirsan oo wax kala soo daga dekedaha dalka Djibouti iyo kuwa kale ee wadamada Geeska Afrika.

Raysal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya oo booqashadiisii ugu horaysay ee uu dalkiisa kaga baxo ku tagay wadanka Itoobiya ayaa sheegay in wada hadalkii uu la yeeshay madaxweynaha  Djibouti  uu ugu gudbiyey dalab ay dawladiisu  ku doonayso inay saami ku yeelato horu marka dekedaha dalka Jabuuti.

Raysal wasaare

Abiy ayaa yidhi “ si loo xoojiyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada wadan, loogana dhigo mid heer sare ah, itoobiya waxay u baahan tahay inay saami ku yeelato horu marinta dekedaha.”

Sidoo kale raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegay inay madaxweynaha dalka Djibouti  ka wada hadleen qodobo ku saabsan xidhiidhka laba geesoodka ah ee ay leeyihiin iyo danaha ka dhaxeeya labada dal.

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sheegay in wadankiisu uu dekedaha Djibuoti  kala soo dago waxyaabaha ugu badan, isaga oo xusay inay jirto rajo  weyn oo uu ka qabo in wadanka Djibouti  ay ka wada shaqayn doonaan dhinaca isgaadhsiinta iyo horu marinta qaybaha kale.

Dhinaca kale madaxweynaha dalka Djibouti  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhinaciisa sheegay inuu ka hawl galayo sidii uu u sii wanaagsanaan lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya dalka Itoobiya, waxaanu xusay inay si wada jir ah uga shaqayn doonaan horu marinta wadooyinka iyo adeegyada kale si ay dekedu ugu adeegto habka ugu wanaagsan.

HOOSTA KA AKHRI WARKAN OO TAFATIRAN KANA SOO XIGANAY APA NEWS

 

Ethiopia is a landlocked country in East Africa and depends on ports in Djibouti and other neighbours to import and export its produce.

The Port of Djibouti is strategically located at the crossroads of one of the busiest shipping routes in the world, linking Europe, the Far East, the Horn of Africa, and the Persian Gulf.

The port serves as a key refueling and transshipment center, and is the principal maritime outlet for imports to and exports from neighbouring Ethiopia.

The request was made as the new Ethiopian leader makes his first foreign trip to Djibouti after assuming office early in April.

“In order to transform the economic cooperation between the two countries into a higher echelon, Ethiopia needs to get a share in port development”, the PM demanded at a joint press conference.

Ahmed hailed the increased trade and stronger bilateral relationships between his country and Djibouti where he discussed issues of mutual interest between the two neighbours and the Horn of Africa region at large.

Seventy percent of the cargo at the port is shipped to or from Ethiopia, accounting for over 95 percent of the landlocked nation’s foreign trade.

Ahmed said there is a wide prospect for the government of Djibouti to work in cooperation with Ethiopia in telecom and other development sectors that would further strengthen bilateral relations.

He also stressed the need to build up the long-standing social ties and development among the people of the two countries.

Abiy pointed out that efforts will be exerted to boost up infrastructure development and trade exchange between Ethiopia and Djibouti.

President Omar Guelleh said through well-built relations between the two countries, Ethiopia and Djibouti will work in cooperation for the well-being of their people.

The president noted that efforts will be exerted to build infrastructure networks and facilitate port service in efficient way.