Siyaasiga hadaka Mayaolka Adag ee Xuseen axmed caydiid oo Ku Biiray Golaha Baarlamanka somaliland

0

waxa dhawaan ku geeriyooday Allaah Haw u Naxariistee Marxuum Ibraahim Axmed Haybe oo ka tirsanaa golaha wakiiladda Somalialnd.

Marxuumka ayaa gobolka Maroodi Jeex uga soo baxay Xisbiga Kulmiye, waxaana uu u geeriyooday xanuun uu in muddo ah u jiifay,

Hadaba Waxa Booskii uu ka baxay ee golaha Wakiiladda soo buuxin doonaa Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo isna ka mid ahaa murashaxiintii Golaha wakiilada ee Sanadki 2005 ku guul daraystay, hasayeeshee waxa uu ahaa xil suge.

Xuseen Axmed Caydiid ayay u noqonaysaa markii labaad ee uu ku biiro Golaha Wakiiladda Somaliland, waxaanu hore