Tifaftiraha Idaacada BBC-da ee Afrika Oo Sharaxday Farqiga U Dhaxeeya Somaliland Iyo Somaliya

0

Tifatiraha Idaacada BBC-da ee Afrika, Mary Harper, ayaa qirtay fadhiid-nimada xukuumadda Soomaaliya, halka ay Jamhuuriyadda Somaliland-na ku tilmaantay dawlad aan la ictiraafin oo haddana u shaqeynaysa sidii inay aqoonsi haysato oo kale.

Wakaallada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa xalay turjuntay warbixin ay qortay suxufiyada caanka ah ee Mary Harper oo ah tifaftiraha BBC-da ee Afrika, oo ciwaan looga dhigay “Qulqulatooyinka dalalka gacanku sidee ayey ugu fidi karaan bariga Afrika?.”