Muranka Baarlamanka dawlada fedaraalka Somaliya oo samada isku Sii Shareeray, saaka Subaxii Hore ayaa xarunta baarlamaanka waxaa Isugu yimid Gudoomiye jawaari iyo Ku Xigeenkiisii oo labo mashruuc kala xambaarsan,
Jawaari wuxuu u yimid in uu Furo ajande Lagaga doodayo Derbiga Kenya ka dhisayso xadka labada dal u dhxeeya, halka Ku Xigeenkiisa oo aay dabad ka Riixayaan uu watay in uu Jawaari fadhiisyo Xubnaha Baarlamanka dhexdiida Kadibna Cod Loo qaado oo la Rido,b
Xili Horeba Xarunta waxa Kusii Xerooday Afarta janan ee Ciidamada Somaliya Kadibna waxaa Kusoo Biiray janaka Ciidamada Amizon , maxaase Dhacay,
Isla Markiiba waxa Lagu Eedeeyay jawaari in uu Ciidamo hubaysan lasoo galay Golaha , Buuq Ayaana dhashay, wayo Golaha waxa ku Jiray ugu yaraan Boqol Askari oo ka amar qaadnayay farmaajo iyo Khayre, waxaana Laga baqay in rasaasi ka dhacdo golaha dhexdiisa oo Albaabadu u Xidhnaayeen,
Intaa Kadib jawaari waxaa Kexeeyay jananka Ciidamada Amizon oo wadhadal aay Furteen, sida Illo wareedyo Sheeegayaana fariin Adag ayaa Loo dhiibay Jawaari, waxaana Lagu qasbayaa In uu is casilo hadii kale indhihiisa oo shana Mooshinka la qaban Doono oo la ridi Doono, Bilaa karaamo, Waxaana la Filayaa ilaa caawa in uu Is casillo,