Deg Deg, fadeexad Dhanka galmada ah oo Dul Hoganaysa Madaxwaynaha maraykanka,

0

Gabadha Actarada ah ee Aflaanta Jisha Stormy   Daniels  Aya Sheegtay In  Loo hanjabay  Loogana Digay in Aay daboolka ka Qaado Xidhiidh Dhinaca galmada ah oo Dhexmaray Madaxwaynaha marakanka Donal Thrump sanadkii 2006 , Xili xaflada Dabaal  Deg Cayaarta Glof, ta  ahi ka Socotay Hotelka Thump ee Washington ,

Gabadhan Jilaaga ah Ayaa TV ga Caanka Ah ee CBS   Markii Ugu Horaysay la wadaagtay wixii Dhex Maray Mr thrump oon Xiligan ah madaxwaynaha Maraykanka  waxaanya tidhi,

Sanadkii 2006 Xili xaflada dabaal dega cayaarta Golaftu ka socotay Hotelkiisa Ayaanu ku Kulanay Qol ka Mida Hoteelkasi waxaana na Dhex maray  Kulan Ada goo galmo ah, Mana Ii Suura galin An Aan Booliiska u Sheego wayo naftadaan u baqay markii Nin Aan an Aqoonsan Karin Iigu hanjabay  in Sheekadaa Aanan Cid Kale la wadagin,