66 Qof oo Ahaa Macalimiin Quraanka Dhiga Oo Xabsiga Jig Jiga Laga Sii Daayay,Maxaabiistan Ayaa Ku Xukunaa 3sano Illaa 20 Sano

0

Dawalada Degaanka Soomaaalida Oo xabsiga Kasii Daayay Illaa 66  Qof  Oo Ku Jiray xabsiyada dawlada Degaankaasi,

Madaxawynaha Dawlad Gobaleedka Soomaalida  Oo In Badan Indhaha Ka Qarsanaayay 

Maxaabistaan  Ayaa Cafiskan U Fidiyay, 66 daa Qof,

Maxaabiistan  Ayaa Ku Eedaysnaa  In Aay halis Ku Ahaayeen  Amniga Dalka,

Maxaabistani   Waxay Ku Xukunaayeen   Xadhig Gaadhaya 3 Sano Illaa 20 Sano,  Wariyaha BBC da Ee Deganka Dawlada Gobaleedka Soomaalida Ethiopia Ayaana Sheegay In Aay Xidhnaayeen  Dadkani In Ku Dhow  Sano

Maxaabistan Oo Tiradoodu Dhamayd 66 Qof oo 60 Kamid Ahi Ahaayeen Macalimiin Dhiga Quraanka , waxaanay Haysteen Malcaaabado  Lagu Barto Qur,Aanka  Ku kala Yaalay Degaanka Soomaalida

Sii Daynta Maxaabiixtan Waxaa dadaal ka galay  Sheekha Tabliiqa Ah Ee Reer Jabuuti  Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal iyo Sheekh Xuseen Cali Oo Reer Jabuuti Ahi  Aay Madxawyne ha Degaanka Soomaalida Aay Ugu Tageen Ergo Kadibna Uu Ka Aqbalay Codsigoodii Ahaa In Lasii Daayo Macalimiintaa Malcaamadah  Quraanka Haystay,