Daawo, Xilalkii Aay Hayeen Beesha Ah Degaanka Labaad Ee Saaxil Waxaa Laga Qaaday Xiligii Olaluhu Socday, Meeday Balantii Madaxwayne Biixi, Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani

0

Madaxawynuhu Wuxuu Doonayaa In Lala Shaqeeyo , Diyaar Baanu Unahay Ee hakasoo Baxo Balantii Uu Qaaday Ee Aghayd In dadkii Dooretay iyo Kuwaa Aan Dooranba uu Madaxwayne U Yahay oo Cid walba Xaqeeda Iska Illaalin Doono,