Daawo, Bus Siday 30 Qof Oo Rakaaba Oo Ku Dhacay Duleedka Berbera

0

Shilkan Waxaa Sababay Labo Bus Oo Aay Leedahay Shirkada SALAAMA oo Is Eryanayay, Codkii Mid Kamida rakaabka Bus Ka Dhacay,

Illaa Lix Qof Ayaa Dhaawac Kasoo gaadhay Shilkan Oo Dhacay Maanta Barqadii,