Qoraal Heshiis Lagu Wareejiyay Xaruntii kaluumaysiga Berbera iyo Wasiirka kaluumaysiga Oo ka Jawaabay

0

Xaruntii Wasaarada Kaluumaysiga Ee Berbera Oo Lagu wareejiyayay Shirkad Gaar Loo Leeyahay,    Bishii Oktoobar Ee Sanadkan  Ayuu Heshiiskani Dhexmaray wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga  iyo Shirkada Magaceedu Yahay Fishing Alliance Group,

Heshiiskan Oo Aanu Wax Ka waydiinay Wasiirka wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac  Guure Ayaa Iska Fogeeyay Oo Sheegay In Aanu Heshiiska Galin EE UU Yahay Been Abuur, Waxaana Lagusoo Beegayaa Ayuu Yidhi Xili Aan Xilka Wareejinyo ,

Qoraalka Heshiiskan Ayaa U Dhignaa Sidan