Home Wararka Page 989

Wararka

Lix Tuug iyo Nin Tuaanlay ah oo Sheeko Qosol badani Dhexmartay dalka Biljamka,

0
Burcad hubaysan ayaa galay dukaan. Mulkiilihii ayaana ka dalbaday in ay soo laabtaan marka uu lacag intan ka badan gado, sidii ayayna yeeleen… Waxay u...

Libaax dhal ah oo laga helay guri Faransiiska ku yaalla

0
Libaax dhal ah oo laga helay guri Faransiiska ku yaalla Wiil soddon jir ah ayaa la xiray ka dib markii libaax dhal ah laga helay...

Waa kuma Axmed Al Casiri ‘ninkii wax ka maleegay’ dilka Khaashuqji?

0
Kaddib 17 cisho oo dafiraad ah, Telefishinka dowladda ee dalka Sucuudiga ayaa Sabtidii xaqiijiyey in Weriye Khashoggi lagu dilay dagaal ka dhacay qunsuliyadda Sucuudiga...

Deg Deg Maydkii Wariye Kashooqi oo qayb ka Mida Laga Dhex Helay Beerta...

0
Qayb ka mid ah maydka Wariye Jamaal Khashoggi oo dhawaan lagu dhex dilay Safaaradda ay Saudi Arabia ku leedahay Magaaladda Istanbul ee carriga Dalka...

wargeyska Calmiga ah Mitzpeh Ayaa Qoray Majlad Somaliland Tusale Uga Dhigtay Jidka Ugu...

0
Shir caalamiya oo loogu magac daray shirwaynaha mastaqbalka bini’aadamka iyo caqabadaha nabadda adduunka iyo xasiloonida oo muddo laba maalmood ah ka socday Jaamacadda Columbia,...

Deg Deg, raysal wasaraha ethiopia Appy Ahmed ayaa Xukuumadiisa Ku daray Wasiirul dawlayaal Cusub...

0
Ra’isal Wasaaraha Waddanka Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa Magacaabay Wasiirul Dawleyaal Cusub, kuwaas oo ka mid noqon doona Golihiisa Wasiiradda oo uu dhawaan isbedel...

Biriijkii ugu dheeraa dauunka oo xadhiga laga jaray iyo qaarada uu ku yaal

0
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa si rasmi ah u furay buundada ugu dheer adduunka ee kormarta bad, arrintan ayaa qabsoontay ka dib sagaal sano...

Wararkii ugu danbeeyay