Aqalka Hoose oo taageeradii militari ka jaray isbaheysiga Sacuudiga
Aqalka Hoose oo taageeradii militari ka jaray isbaheysiga Sacuudiga
Aqalka Hoose ee Mareykanka oo ay Dimuquraadiyiintu ku badan yihiin ayaa shaley go'aamiyey in in ay...
Madaxawyne Muuse biixi cabdi oo Sameeyaay Xil ka qaadis iyo Magacabid
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-269/022019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiye gobol...
Hirdanka DP World Iyo Jabuuti Ee Maamulka Dekedda Doorale Oo U Wareegay Hong Kong
Shirkadda Dp World ee Imaaraadka ayaa maxkamadda sare ee Hong Kong dacwad kaga furtay shirkadda dawladda Shiinuhu kaabto ee China Merchants Port Holdings Company...
Kaaliyihii Hore Ee Madaxweynetrump Oo Been U Sheegay Dacwad Oogeyaasha
Paul Manafort oo horay u soo noqday madaxii ol’olaha doorashada ee madaxweyne Trump ayaa dacwad oogeyaasha been u sheegay markii uu dambiga u qiranayay...
Ilhaan Cumar oo u jawaabtay Trump Kadib Markii uu Ugu baaqay inay is csisho
Waxaa wali taagan is-qabqabsiga u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Ilhaan Cumar oo Minesota ku matasha aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka.
Ilhan Cumar oo...
Suxifi Yuusuf Cabdi Gaboobe Sidee Ayuu U Arkaa GoÂ’aanada Uu Dacwadaha Warbaahinta Ka Soo...
Gudoomiyaha guud ee wargeyskii xidhnaa shanta sano ee Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay go’aanka uu gudoomiyaha maxkamada gobolka Hargeysa ka soo saaray...
Warbahinta Israa’iil oo weerar ku qaadday Ilhaan Cumar
Tan iyo markii ay billaabatay doodda la xiriirta hadalladii lagu tilmaamay "Yahuud Naceybka" ee Ilhaan Cumar ay ku qortay boggeeda Twitter-ka, ayaa warbaahinta Israa'iil...
Dhaxal Sugaha Boqortooyada sacuudiga oo Arin calamka islamku la yaabay ka sameeyay Kabcada
Waxaa baraha bulshada si weyn loogu hadal hayey dood ka dhalatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo shalay ku tukaday Kacbada Sharafta leh dusheeda,...
















