Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Oo La Filayo Inay Kulmaan + Laba Waddan Oo Tartan...
Dawladda Sweden iyo hay’adda The Centre for Humanitarian Dialogue’s (HD), ayaa wada dedaalo la isugu soo dhawaynayo wada hadal u furma madaxweynayaasha Somaliland iyo...
Umaddu Hadal Uma Baahna Ee Wax Qabad Bay U Baahantahay..” Xildhibaan Siciid Cartan
Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in aanay umaddu u baahnayn hadalo...
Madaafiic Goor Dhaweyd Lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Waxaa goor dhaweyd tiro madaafiic ah lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee kutaala degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdan khal khal ka abuurtay Madaxtooyada iyo Xaafadaha...
Nin dilaa ah oo xarun furanaya si sharci ah
Stephen Mellor wuxuu horay xabsi ugu galay dil uu bishii Febraayo ee sannadkii 1997-kii u geystay nin ay iska soo horjeedeen oo daroogada ka...
Madaxawyanha Algeria ee81 jirka ah ee Abdelaziz Bouteflika walibana baaskiilada curyaamiinta ku socda oo...
Kumaan qof oo reer Algeria ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ayagoo ka caraysan qorshaha madaxweynaha 81 jirka ah ee Abdelaziz Bouteflika uu ku...
Siyaasiga Halka Adag ee Maxamed Nuur caraale Duur oo badheedhihiisa sida uu u taageersan...
Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa taageero u muujiyey madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.
Siyaasi...
























