Dalka New Zealand oo Markii Kowad dad saladii Jimcaha ku Tukanayay masaahid la...
Qof hubaysan oo weeraray masaajid ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaan wali gacanta lagu dhigin, booliiska ayaana ka digay ninkaas.
Qof goob...
Kenya oo dhistay 10km oo ah gidaarka xadka Soomaaliya, balse fadeexad ayaa ka taagan
Dowladda Kenya waxa ay markii hore ku dhawaaqday in ay darbi 700km ah ka dhisi doonto xadka ay la wadaagto Soomaaliya, si ay xuduudda...
Gabadh Soomaali ah oo baarashuud kaga soo boodda diyaarad
Meyran Cumar waa gabar Soomaaliyeed ee dagan Minneapolis Minnesota ayaa dhawaan baratay sida baarashuudka looga soo boodo horeyna waxay Meyran u baratay wadida diyaaradaha...
Dawladda Ingiriiska Oo Taageertay In Dalalka Jaarku Safka Hore Ka Galaan Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo...
Dalal iyo Ururo Ayaa Hab Is-barbar Yaac Ah Ugu Loolamaya Hirgelinta Wada Hadallada Somaliland & Soomaaliya Iyo Sidii Ay U Kulmi Lahaayeen Madaxweyne Biixi...
Shiinaha oo diiday inuu isticmaalo erayga ‘Argagixiso’
Dowladda Shiinaha ayaa hor istaagtay isku day lagu doonayay in argagxiso loogu yeero hoggaamiyaha koox ka dambeysay weerar sabab u noqon rabay in uu...
Wasiirkii Hawlaha Guud Oo Gaadhi Kula Dhacay Deegaanka Oodwayne.
Wafti Uu Hogaaminayay Wasiirka Hawlaha Guud Gadiidka Iyo Guryaynta Somaliland oo ka soo Amba Baxay Magaaladda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa gaadhi kula...























