Home Wararka Page 880

Wararka

Maxay Yihiin Eedaymaha Loo Haysto Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon?

0
Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo 17 bishan ciidamada boolisku ka soo qabtay suuqa Burco ayaan wali dacwad rasmi ah lagu soo oogin laakiin, garyaqaanka...

Dawlada Somaliland oo Sii daysay Labo gabdhood oo Hore Loogu eedeeyay Droogo

0
Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga ka sii daysay laba dumar ah oo magaalada Hargeysa ku xidhna saddexdii bilood ee u dambeeyay. Haweenka ayaa lagu xukumay...

Mustafe Cagjar ma wuxuu cagta saaray wadadii Cabdi Maxamuud Cumar

0
Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxa maalmihii u dambeeyay ka dhacay arrimo dhowr ah oo dadka soo xusuusiyay dowladdii tan ka horeesay ee Cabdi...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyey

0
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyey

Gabadh yar oo shan sano jirtay oo walaalkeed dartiis loo iibiyey

0
Nazanin waxaa lasoo doonay markii ay shan jirka ahayd, markii ay toban sano gaartayna waxayba ahayd marwo reer leh. Qoyskeeda ayaa lix sano kahor...

Amiir William-ka Britain oo la kulmaya dadkii 2 masaajid lagu weeraray

0
Amiirka labaad ee leh dhaxalka boqortooyada Britain William Arthur Philip oo lagu naanayso Duke of Cambridge ayaa ka dagay dalka New Zealand, halkaas oo...

Wasiirka Gaashaadhiga Somaliland Iyo Taliya Ciidanka Millatariga Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ciidamada Ingriiska...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid) oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Qaranka S/G Nuux Ismaaciil Taani, iyo Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada gaashaandhiga...

Wararkii ugu danbeeyay