Sacuudiga oo isna sheegay in la weeraray maraakiibtiisa
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in laba ka mid ah maraakiibteeda saliidda qaada ay “waxyeello xooggan” kasoo gaartay weerar arbushaad ah oo axaddii loogu gaystay...
Xafiiska madaxweynaha Kenya oo “waayitaankiisa” jawaab ka bixiyay
Xafiiska madaxweynaha dalka Kenya ayaa ugu dambayn ka jawaabtay eedaymihii Twitterka loo soo mariyay ee sheegayay in la la’yahay.
Afhayeenka madaxweynaha Kanze Dena oo Twitterro...
Madaxtooyada Somaliland oo Kulan Casho Sharaf ah iyo Afur u sameeyay Culimada Ugu waawayn...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan Afur iyo casho isugu jira xalay u sameeyey culimada waaweyn ee reer Somaliland kuwaas oo...
























