Home Wararka Page 858

Wararka

Ujeedada Ka Dambaysa Xidhiidhka Ay Kenya La Samaysanayso Somaliland Oo La Shaaciyey

0
Wargeyska ugu weyn ee Nairobi kasoo baxa ee Daily Nation ayaa maanta ciwaan far waaweyn ah ku yidhi "Dowladda Kenya oo muruqeeda ku tijaabinaysa...

Nin caan ah oo arooskiisa u raadinayo kaalmo boqolaal kun oo doolar ah

0
Majaajiliistaha caanka ah ee u dhashay dalka Kenya, Eric Omondi ayaa codsanaya in laga caawiyo kharashaadka ku baxayo arooskiisa oo uu ku qiyaasay ku...

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo Kulan Qaatay Ardayda Kalamha Hore Ka galay Xiftiga Qur,aanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex Arday oo reer Somaliland ah oo kaalmaha sare ka galay tartan...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xanibay Mas’uuliyiinta Dawlada Somaliya,

0
Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Monica Juma ayaa si kooban uga jawaabtay sababta wasiiro iyo xildhibaano Soomaali ah loogu diiday inay galaan magaalada Nairobi oo...

Maxkamad Maraykanka ku taalla oo dambi ku heshay Kornayl Tuke

0
Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo...

Waxay soo noqotay sarkaal sare balse hadda jidadka ayay laws ku iibisaa

0
Haweenay horay ugu soo dagaalantay hirgelinta nidaamka in hal xisbi ka taliyo dalka Itoobiya, ayaa hadda magaalada Mekelle ku wajahayso xaalad saboolnimo ah. Birha Asebha,...

Wararkii ugu danbeeyay