Home Wararka Page 682

Wararka

BBC Sideed qof oo lagu toogtay dalka Jarmalka xalay saqdii dhexe

0
Sideed qof ayaa lagu dilay baar ku yaala Magaalada Hanau ee dalka Jarmalka kadib toogasho ka dhacday halkaas. Booliska dalka Jarmalka ayaa BBC-da u sheegay...

Wafti Wasiirka Maaliyada Itoobiya Hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Casimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda+Shir Albaabadu...

0
Wafti balaadhan oo ka socda dawlada fadaraalka itoobiya ayaa maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal, Waftigan ayaa waxaa hogaaminaya...

Deg Deg, Gudoomiye Cusub o Xisbiga wadani U magacabay Gobolka Saaxil

0
Gudoomiye Cusub o Xisbiga wadani U magacabay Gobolka Saaxil Maxamed Aadan jirde o Xiligii dawladii Axmed Siilaanyo ahaa maareeye Ku Xigeenka wakaalada Korontada Berbera...

Kenya, Jariidada Afka dheer e Daily Nation Qortay Askari Kenyaana o Qof Ku...

0
Warbaahinta maxalliga ee dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay aad u wax uga qortay nin kamid ah dadka mootada kaga shaqeysta magaalada Nairobi oo...

Haweeney 17 milyan oo dollar ka dhacday dowladda Denmark

0
Haweeney u dhalatay dalka Denmark ayaa la xukumay kadib markii lagu helay 17 milyan oo dollar ay ka dhacday dowladda dalkaasi. Britta Nielsen oo horay...

Wararkii ugu danbeeyay