Magaalada TACIS e Yemen u ekaatay Magaalada hargaysa e caasimada jamhuuriyada somalailnd sanadkii 1991
Magaalada Tacis ee koofurta dalka
Yeman ayaa hoy u noqotay mid ka mid ah dagaallada sokeeye, kuwooda ugu
muddada dheer. Waxaa loo yaqaannaa 'magaaladii...
Wasiirka Arimaha Dibada jamhuuriyada Somaliland o Ka hadlay Warka u qoray Wargeyska Capital
Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay goordhawayd war ka soo saartay in dawladda Itoobiya ay Itoobiya ay joojisay maalgashigii ay ku laheyd...
Maxaa ka Jira in Xubintii Xisbiga Ucid e is casishay Xukuuumadu diiday in dib...
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu
xisbiga UCID dib ugu soo celiyay xubintii ay u magacaabeen guddiga
doorashooyinka Md. Xasan Yuusuf...
Trump lagama baarin Coronavirus – Aqalka Cad
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald
Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus, inkasta looga cabsi qabo dad
uu xiriir la...
Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa aya qoray in ethiopia ka...
Wargeyska Capital ee ka soo baxa
magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in si buuxda loo
joojiyay maalgashigii 19% ee ay Itoobiya...
Deg Deg Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Musuqmaasuq Ka Bilaabay Wasaarada Caafimaadka...
Xafiiska Hantidhawraha guud ee Qaranka Somaliland oo baadhis ka bilaabaya wasaaradda caafimaadka iyo cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, si looga hortago musuqmaasuqa.
Shirweynihii 4aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Mudeeyay Iyo Gudidii Qabanqaabada Oo La Magacaabay
Gudoomiyaha Xisbil Xaakimka Kulmiye ahna Madaxweynaha Jamahuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa mudeeyay islamarkaana Magacaabay Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga...






















