Home Wararka Page 666

Wararka

Midowga Yurub oo Eedo culculus u jeediyay Dawlada xamar kana dayriyey Xaalada Dalku...

0
Midowga Yurub ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan xaaladda Soomaaliya, waxayn sheegeen dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay xuduuda Kenya iyo Soomaaliya iyo...

WHO: Europe waa Xuddunta Coronavirus ee Waqtigan

0
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Yurub ay tahay xuddunta xanuunka coronavirus xilli ay dalal badan oo dunida ah la tacaalayaan...

Suldaan Maxamed Iyo Suldaan Cabdillaahi Oo Ka Hadlay Shirka Burco

0
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir iyo Suldaan Cabdilaahi Cali Muuse, ayaa ka hadlay Shirka la filayo haddii ALLE idmo inuu ka furmo Magaalada Burco, waxayna sheegeen...

Madaxawynaha Somaliland o Magacabay Gudi Shan Wasiir ka kooban iyo sababta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-488/032020, ku magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga...

Ganacsade Somaliya oo lagu dilay Cape-town

0
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in  koox Burcad ah ay  gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo ka mid...

Wararkii ugu danbeeyay