siyaasi cali guray,diyaarada fly dubai amarka haday xamar ka qaadatay……….hadii kale
Hubsiimo Hal Baa La Siistaa!
“Intii Uu Dagaalka Sokeeye Ka Qarxay Dalka Yaman Duulimaadyada ka yimaadda Imaaraadka Carabtu waxay ka soo wareegaan sida ...
Raysal Waasaaraha Ingiriiska oo isbitaal la dhigay
Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris
Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga
helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing...
M/weyne Trump oo shaaciyey iny dalkiisu galay Todobaadkii ugu dhimashada iyo faafka badan ee...
Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump,
ayaa waxa uu dadka dalkiisa uga digay inay isu diyaariyaan sare u kac ku
yimaada dhimashada ka dhalanaysa cudurka...
Xaalada Adag e Loo Xidhay Kabcadii xaramka maxay ka turjumaysaa, Aqoonyahan jamal cali Xusseen
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo kamid ah Haldoorka reer Somaliland Ayaa fariin qaylo dhaan ah oo la Xidhiidha Sidii looga Hortagi lahaa...
Culimada Somaliland Oo 10 Qodob Oo Muhiim Ah U Gudbiyey Guddiga Qaran Ee Ka...
Culimada Somaliland oo isaga kala yimid Gobollada kala duwan ee dalka oo maalmihii u dambeeyeyba Kulammo ay la yeesheen Guddiga ka hor-tagga...
Somaliland : Guddida Ka Hortaga Xanuunka Covid19 Iyo Shirkadaha Qaadka Oo Kulan Wada Qaatey
Guddida heer
qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan
kula yeeshay Shirkadaha dalka keena Qaadka.
Kulankan oo daarranaa sidii laysaga xog waraysan lahaa ...
Qadiyadda Somaliland Kuma Xidhna In Abiy Ahmed Yidhaahdo Farmaajo Iyo Kheyre Hala Isku Badelo,...
Inkastoo Aduunyadda oo dhan Gaal iyo Islaam iyo Kuwii Awoodaha Sheegtayba, Illaahay Tusey Itaalkooda oo Qolyihii Quwadaha Aduunka isku Tilmaamey Nin...
Hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah oo lagu qabtay Addis Ababa
Xog-xasaasiya:Hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah oo lagu qabtay Addis Ababa
Komishinka Booliska ismaamulka
magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan...




















