BBC oo heshay dokumentiyo muujinaya sida Soomaaliya, Kenya ugu kala aragti duwanyihiin dhegaysiga dacwadda...
Balankii ay u qabatay Maxkamadda Caddaaladda Aduunku in ay ku dhegaysato garnaqsiga ugu dambeeya ee ay Kenya iyo Soomaaliya ka dhiibanayaan dacwadda...
Israa,iil o taariikhda Markii Kowaad gabdh Madow ka Dhigtay Wasiir,Wadnkeese Asal ay kasoo jeeda
Haweeneyda wasiirnimada Israa'iil ay
u magacaawday oo lagu magacaabo Nita Tamano Shata waxay ka mid ahayd
Yuhuudda Itoobiya ee Israa'iil dib looga celiyey.
Haweeneydan oo...
Wuu Geeriyooday, 78 Daqiiqadood Ayuu Meyd Ahaa – Laacib Xabaasha Kasoo Ag Noqday Oo...
Fabrice Muamba waa tusaale nool. Waxa uu ku badbaaday si mucjiso ah
sababtuna waa in aanay waqtigiisii adduunyadu dhamaanin oo Illaahay uu
maalin kale...
Dr Bashiir Diiriye, Masuul kasta Qadaf Wu la Kulmi karaa Shaqalihiisa Uga Yimada laakiin...
Asc,
Marka Hore illaahay Baa Mahad leh inna soo Gaadhsiiyay
Bisha Ramadaan oo Tobankeedii Danbe lagu Jiro khayrkeeda alle hayna
siiyo. Marka...
Itoobiya oo qabatay hub badan oo sharci darro ah
Mas'uuliyiinta
gobolka Amxaarda ee dalka Itoobiya waxay sheegeen in kumanaan hub
sharci darro ah ay ku qabteen halkaas ku qabteen 9 bilood ee lasoo...
Itoobiya: Deegaanka Tigreega oo doorashada ka qaatay mowqif ka duwan kan dowladda dhexe
Madaxweyne ku xigeenka deegaanka
Tigreega Dr Dabresiyon Gabra-mikael ayaa sheegay deegaankiisu inuu
doorasha u gaar ah uu qabsanayo lagana taxaddarayo faafitaanka Covid-19.
Guddoomiyaha xisbiga...
Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna Baaqay In...
Madax-dhaqameedka, cuqaasha, iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay gudida ka hortaga xanuunka coronavirus oo deeq quudhsi ah uqoondaysay shacabka...
Wabiga Nile: Suudaan oo ka biyo diidday hadal ka soo yeedhay ItoobiyaAuto Draft
Suudaan ayaa sheegtay iney aqbaleyn
fikirka ay Itoobiya soo jeedisay ee ku saabsan qaabka loo buuxinayo
biyaha biyo xireenka lagu muransan yahay ee ay...




















