Home Wararka Page 611

Wararka

Dr Abiy Axmed o si adag uga hadlay dilka fanaanka ormada ahaa,iyo hanjabaad...

0
Ra’isal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa sheegay rabshadaha dalka ka socda iney la mid yihiin kuwii ka dhacay bilihi july 2018 iyo 2019 ee...

Xildhibaan qabile o Xukuumada Uga Digay Ku takri falka Awooda dawladnimo

0
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa ku taliyey in Dastuurka iyo Xeerarka dalka la ilaaliyo, oo aanay ciddina si gaar ah u adeegsan, waxaanu si...

Dawlada Xamar o diiday Codsi uga yimid UAE,o ugu baaqay inay kamid noqdaan dagaalka………

0
Dowladda Soomaaliya ayaa diiday dalab uga yimid dowladda UAE oo ku aadan in ay ku biirto dagaalka ka socda Yemen si loogu helo dhiirrigelin...

Siyaasiga Jawar Maxamed oo xabsi la dhigay+Xiisada & Rabshadaha ka oogan Adis-ababa

0
Magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka socday banaan baxyo rabshado wata oo ay dhigayaan dad kasoo jeeda Qowmiyada...

Masuuliyiinta Cusub e Loo Doortay dalada SONYO o Martiqaad ay u samaysay Xukuumada somaliland

0
Waxaa Maanta Qado Sharafeed Lagu Maamusay Hogaanka Ugu Sareeya Dalada Dhalinyarada Ee Sonyo Hadhimo Sharafeedkan ayaa Waxaa Soo Agaasimay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Iyo...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Dr Cali Khaliif Galaydh

0
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Qaabilay Prof. Cali Khaliif Galaydh, hoggaamiyaha Khaatumo. Kulankan oo noqonaya kii koowaad ee ay yeeshaan Muuse Biixi Cabdi...

F.C.Waraabe oo Barlamaanku ku soo oogay Xadgudub Distoor & Eedo culculus,Soona jeediyey In Xasaanada...

0
F.C.Waraabe oo Barlamaanku ku soo oogay Xadgudub Distoor & Eedo culculus,Soona jeediyey In Xasaanada laga qaado

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Masar iyo Ethiopia

0
QAAHIRA —  Wasiirka arrimaha dibedda Masar ayaa ku booriyey Golaha Ammaanka QM inuu ogolaado qaraar awood u siinaya caalamka inay xalliyaan khilaafka dalkiisa kala dhaxeeya...

Wararkii ugu danbeeyay