Home Wararka Page 603

Wararka

Loolan Ka Dhexeeya Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Oo Dibadda U Soo...

0
Kulankii Shalay dhex maray Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Odayaasha Dhaqanka reer Awdal ee ay kaga cabanayeen saamiga Golaha Wakiiladda...

Waraysi lala yeeshay danjire David Shinn oo khabiir ku ah arrimaha gobalka Geeska Afrika.

0
Danjire David Shinn, wuxuu ka hadlay aragtidiisa ku waajahan xidhiidhka u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan, mawqifka uu xidhidhkan ku cambaareeyay China iyo...

Deg Deg Talaal Loo Hellay Corono Virus

0
Talaal loogu talo galay fayraska korona oo ay samaysay Jaamacadda Oxford, ayey u badantahay in aanu aadanaha waxba yeelayn oo uu carinayo difaaca jidhka. Dad ...

Kanye West: Fannaanka u tartamaya xilka madaxweynaha Mareykanka ee laga yaaban yahay

0
Kanye West ayaa si rasmi ah u billaabay ololihiisa doorashada 2020-ka ee madaxtinimada Mareykanka, wuxuuna isu soo bax kala daadsan ku qabsaday magaalada...

Shirkada Divers Marine e disaysay Dekada ciidan e imaradku ka dhisnayay berbera o o...

0
Iyada uu fashilmay islamaraakana uu istaagay Mashruucii dhismaha Dekeda Ciidan ee Dawlada Imaaraatku ka samaynaysay Duleedka galbeed ee magaalada Berbera islamaraakana ay...

BBC Halis ka soo fool leh markab taagan xeebta Yemen

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u fadhiisanaya si uu uga xaajoodo halista ka soo fool leh markab saliidda qaada oo daxalaystay oo taagan...

Gudaha Baarlamaanka Taiwan oo Feedh iskala daalay

0
Xubnaha baarlamaanka dalka Tawian ayaa ku dhex dagallaamay gudaha baarlamaanka xilli ay ka doodayeen ansixinta masuul ka tirsan guddi madax-bannaan oo la socda hawlaha...

Maamulaha kastamaka Berbera o ka hadlay Moobilo ay dib u cashuureen o dhanka boosaaso...

0
Kootarabanka ayaa ah  tabo ay isticmaalaan ganacsatada qaarkood  marka  lagu giijiyo  illalinta cashuuraha e kastamada , Bishan  julay 15/2020 ayaa  Gaadhi noociisu yahay waraad ...

Khubarada sadaasha hawada oo ka digay dabeyl xooggan oo kusoo wajahan Bariga Afrika

0
Khubadarada saadaasha hawada ayaa ka digaya dabeylo xoogan oo laga cabsi qabo in a ku dhuftaan deegaano ka tirsan Bariga Afrika laga bilaabo...

Wararkii ugu danbeeyay