Home Wararka Page 594

Wararka

Dal Muslina oo ballan-qaaday dibu -dhiska Dekedda Beirut

0
Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa hadal uu jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun waxa uu sheegay in...

32 sano ayey igu qaadatay inaan helo wiilkeyga afduubka iiga maqnaa’’

0
Lin Jingzhi in ka badan 30 sano ayey baadigoobeysay wiilkeeda, Mao Yin oo 1988 la afduubtay lana iibiyey. Hooyadan waxay marweliba rajeeyneysay iney maalin...

Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Sheegay Inuu Dalka Turkiga Kusoo Arkay Xaafad Booli...

0
Sheekh Ismaaciil Cabdi Hurre (Ismaaciil Dheeg) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland ayaa si adag u dhaliilay nidaamka siyaasadeed iyo dhaqaale ee...

Milletariga dawlada Itoobiya oo ka hadlay Wararka Sheegaya Dalka Masar Ay Saldhig Ciidan Ka...

0
Milletariga Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhashay Biyo-xidheenka Abaay ee Itoobiya ka dul dhistay Webiga Niil, kaasi oo Dawladda Masar diiddan...

Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa lala beegsaday saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Weerarkaasi oo lala beegsaday xaruunta...

Hiroshima iyo Nagasaki: Godka la hilmaamay ee laga qoday macdanta laga sameeyay nukliyeerka

0
Doorka ay Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ee Congo ku lahayd sameyntii bambooyinkii lagu dhuftay magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki, waxaa la qarinayay oo sir ayey ahayd, muddo...

Diyaaradda Air India oo labo qeybood u kala go’day iyadoo wadda 191 qof

0
Mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Air Indian Express, oo ay la socdeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee...

Suldaan Reer Awdala oo Si adag u duray Gudoomiye-xigeenka Wakiilada S/land,Reer Awdalna ku tirtirsiiyey...

0
Suldaan Reer Awdala oo Si adag u duray Gudoomiye-xigeenka Wakiilada S/land,Reer Awdalna ku tirtirsiiyey inay Doorashada galaan

Wararkii ugu danbeeyay