Maxay Soomaaliya ka baran kartaa wadaxaajoodka Taliban iyo dowladda Afqanistan?
Wadahadaladii
rasmiga ahaa ee ugu horeeyya ee u dhaxeeya dowladda Afqanistaan iyo
kooxda Taliban ayaa lagu wadaa in maanta ay ka bilaabmaan caasimada
dalka...
Dilkii Siyaad Bare Ku Fuliyey Wadaadadii Somaliyeed Ee Ka Horyimi Xeekii Qoyska Ee ku...
Dilkii Siyaad Bare Ku Fuliyey Wadaadadii Somaliyeed Ee Ka Horyimi Xeekii Qoyska Ee ku Salaysnaa Mabaadidii Shuuciga ( 1975)Taariikhdu waxbay hagtaa dadkuna wuu...
Bil Gudaheed Dalkii Labaad e Khaliijka ka tirsan o Tuhuuda la saxeexady heshiis,
Madaxweynaha
Maraykanka, Donald Trump, ayaa shaaciyey in Israel iyo dalka Baxrayn ee
Khaliijku ay gaadheen heshiis meel mar ah oo ay si buuxda ugu...
Galkacyo: Afar ku Dhimatay Gaari la Rasaaseeyey
Afar qof ayaa ku dhintay weerar uu nin hubeysan u geystay gaari dad shicib ah ay saaraayeen oo marayay waqooyiga magaalada Gaalkacyo....
Qoyska ra`iisul wasaare 59 sano kahor la dilay oo ku farxay soo celinta ilig...
Qoyska geesigii madax
bannaanida Congo Patrice Lumumba ayaa soo dhoweeyay go`aanka ay maxkamad ugu
xukmisay in iligtiisa dib loogu soo celiyo qoyskiisa.
Wiil uu adeer u yahay...
Nigeria: Ragga wax kufsada oo lagu ciqaabayo qalliin yareynaya awoodda ragannimadooda, macnihii wala dhufaanayaa,
Golaha xildhibaannada
gobolka Kaduna, ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, ayaa ansixiyay in qalliin
lagu yareynayo ragannimada lagu sameeyo dadka lagu helo kufsiga, si ciqaab
looga dhigo.
Haweeneyda gobolka u
qaabilsan...
Ex-Somali president granted $40,000 monthly retirement income
Somalia’s government has approved a monthly retirement income of $40,000 for former Somali President Hassan Sheikh Mohamud.
The cabinet gave its approval last week after...
Maxamuud Xaashi iyo Qabyo-tire waxaan ugu baaqayaa inay Xisbiga Waddani ku soo biiraan”
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye
(Nac-nac) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa
baaq u diray SiyaasyiintMaxamuud Xaashi iyo Qabyo-tire, waxaanu ugu
baaqay...
Guddida Golaha Wakiilada ee Ganacsiga Iyo Maaliyada Booqday Dekeda Berbera
Guddida Golaha Wakiilada ee Ganacsiga Iyo Maaliyada Booqday Dekeda Berbera
Guddida Golaha Wakiilada ee Ganacsiga Iyo Maaliyada Booqday Dekeda Berbera oo ku Indho-daraan-daray Horumarka...





















