Home Wararka Page 573

Wararka

100 Qof oo Somaliya oo Khamiista & Jimcaha laga soo mustaafurinaayo Dalka Maraykanka +Meelaha...

0
Ku dhawaad 100 qof oo Soomaali ah ayey dowladda Mareykanka qorshanaysaa in maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ee foodda inagu soo haya ay ka musaaafuriso...

Golaha Guurtida Oo Ansixiyey Xeer Waajibinaya In Dawladdu La Wareegto Guriga Maandooriye Lagu Dhex...

0
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa Shalay ansixiyey xeerka la’dagaalanka Maandooriyaha, kaas oo ay hore u soo ansixiyeen Golaha Wakiiladu. Ka hor intii aan la ansixin...

Labo nin oo soomaalida kenya ah oo lagu qabtay iyagoo jaad miiroo ah ku...

0
Dowladda Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay labo nin oo ajnabi ah oo rabay inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta, kuwaasi oo si...

Kooxda u badan Siyaasyiinta Maamuladii hore e Muqdisho[Madasha] oo ku hanjabey inay dhisanayaan dawlad...

0
Madasha xisbiyada Qaran oo ku hanjabtay inay dowlad kale dhisi doonto Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha madasha xisbiyada Qaran, oo galabta shir jaraa'id ku qabtay...

Magaalo Sacuudiga ku taalla oo la aaminsanaa ‘inay habaar qabto

0
Hegra waa magaalo taariikhi ah oo ku taalla waqooyiga-galbeed ee Gacanka Carbeed. Meeshan oo ka tirsan waddanka Sacuudi Carabiya waxaa lagu arkaa waxyaabo iyo raadad...

Ex Maareyihii hore e dekada berbera Al Xaaji Cali Cumar maxamed oo Marti Qaadkii...

0
Xaaji Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor)Oo Munaasibad Qado Sharafa Ku Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Gobolada Saaxil Maroodijeex Iyo Togdheer Suldaan Cali Suldaan...

Wararkii ugu danbeeyay