Home Wararka Page 566

Wararka

Maxaad ka taqaan madaxwaynayaashii mareykanka soo xukumay oo qariyay xanuuno ku dhacey

0
Madaxweyneyaashii Mareykanka ee qariyay xaaladdooda caafimaad Sannadkii 1813-kii James Madison ayaa xubnaha Aqalka Congress-ka u sheegay inuusan la kulmi karin balse ma uusan sheegin faah-faahinta...

Trump oo lagu dhalillay inuu isbitaalka ka baxay xilli uu qaba Korona

0
Khuburada caafimaadka ayaa su'aalo iska weydiinayo go'aanka Trump uu uga soo baxay isbitaalka lagu daweynayay si uu u salaama taagerayaal ku sugnaa dibedda isbitaalka...

M/weyne Geelle oo shaaciyey mawqifkiisa Heshiiska Carabta iyo Israel

0
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka horyimid xiriir diblumaasiyadeed iyo mid dhaqaale oo dalalka Jaamacadda Carabta ay la yeeshaan Yuhuuda. Madaxweyne Geelle oo ka...

Fayraska Korona: Trump iyo marwada koobaad oo laga helay fayraska korona

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in isaga iyo Marwada Koobaad Melania Trump laga helay fayraska korona haatanna ay iskarantiileen. Madaxweynaha waa 74-jir sidaasi daraadeedna...

Wararkii ugu danbeeyay