Home Wararka Page 534

Wararka

Maxamed Bin Salmaan badbaado maka heli doonaa Biden?

0
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii dagaya, Donald Trump ayaa horay loogu eedeynayay inuu dhagaha ka fureystay xad-gudubyo bani'aadannimo oo lala xiriiriyay dhaxal sugaha Boqortooyada...

Kenya oo suuq cusub u heshay Qaadka Miirooga ee Somaliya Joojisay

0
Wasaaradda Ganacsiga ee Kenya ayaa qorsheyneysa inay raadiso seddex suuq oo cusub oo loo dhoofiyo khaatka iyadoo khilaaf diblomaasiyadeed uu dib u dhac ku...

Gabadh uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles zenaawi oo xabsiga la dhigay

0
Gabadh uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa xabsiga la dhigay, sida ay shaacisay hooyadeed oo saxaafada la hadashay Semahal Meles waxaa...

Afar Sarkaal oo Samaysatay Isbahaysi Ciidan u Gaara oo ka soo Horjeeda Farmaajo+Dagaal...

0
Afar ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya islamarkaana Sabtidii min laba qof u hogaaminayay dagaal ka dhacay degmada Kaaraan ayaa isu tagay saacadihii dambe...

36 sano kadib xasuuqii 43 ka odayaashii mudanka burco ahaa ee taliskii siyaad...

0
Xasuuqii Burco iyo Warqaddii Dilka lagu amray!! Maanta oo kale 31 sanno ka hor, waa maalintii uu dhacay Xasuuqii Magaalada Burco. Halkaas oo 43 qof...

Shirkii IGAD oo la soo gebagebeeyey+Wixii lagu heshiiyey

0
Shirkii aan caadioga aheyn ee madaxda IGAD oo ayaa goor dhoweyd oo caawa ah lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti. Shirka ayaa looga hadlay qodobo ay...

Wararkii ugu danbeeyay