Home Wararka Page 130

Wararka

Gaadhi Tukhaana Oo Uu Qaaday Dooxa Wayn Ayaa Laga Soo Badbaadiyey

0
https://youtu.be/AQ59wN_aAwU?t=2

Taliyaha Cidmada Badda Ruushka oo booqanaya Eritrea

0
Wafti ka socda militariga Ruushka, uuna hoggaminayo Taliye Ku-xeegeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Kasatonov ayaa soo gaarey dalka Eirtrea, sida uu sheegciyey Wasiirka...

Ehtiopia oo sahan satay mudo hore dekada Lamu e Kenya,

0
Itoobiya ayaa sahaminaysa suurtagalnimada in dekedda Lamu ee dalka Kenya ay kala soo degto bacrimiska dalagga, taas oo qayb ka ah dadaalka ay ku...

Waa kuma ninka Soomaaliga ee noqday ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya?

0
Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Aadan Faarax oo ah siyaasi ka soo jeeda dawlad deegaanka Soomaalida u magacaabay xilka raysal wasaare kuxigeenka dowladda...

Xisbiga Mucaaridka Turkiga oo guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinka dowladaha hoose

0
Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi. Xisbiga...

Museveni oo daah-furay xarunta Salaam Bank ee Uganda

0
kampala —  Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo...

Markbkii Budhcad Badeeda Somalidu Afdubatay Oo War Cusub Ka Soo Kordhay

0
Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go'o saadka.   MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda,...

Dad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Mareykanka

0
Nin ku hubaysnaa toorrey ayaa weerar ka geystay gobolka Illinois ee dalka Mareykanka. Afar qof ayaa ku dhintay ugu yaraan shan kalena dhaawac ayaa soo...

Wararkii ugu danbeeyay