Home Wararka Page 1081

Wararka

DEG DEG, xisbiga talada ethiopia haya EPRDF ayaa jawaab Siiyay Madaxawynaha Degaanka Soomaalida oo...

0
Kadib waraysi uu bixiyay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo uu ku eedeeyay madixii hore ee sirdoonka Itoobiya Mr. Gatachew, ayaa...

Madaxawyne Trump oo London Booqday+ Mudahaarad Lagu Dhigayo iyo Luuqad Adag oo uu Kula...

0
Dibadbax looga soo horjeedo booqashada Trump ee Britain oo ka dhacay London Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa markii ugu horeesay tan iyo intii uu...

Deg Deg Madaxawyanaha Degaanka Soomaalida Ethiopia oo Cafis ka dalbaday dadkii uu Xasuuqay

0
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa hoggaanka Jabhadda ONLF ugu baaqay inay ka faa'iidaystaan baaqa Ra'isal wasaare Abiy Axmed uu u soo jeediyey jabhadaha...

Wasiirada Arimaha Dibada ee Ethiopia iyo Somaliland oo qaatay Kulan aay kaga wada...

0
Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay kulan Addis Ababa ku dhex maray wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo...

Madaxwayaha Deganka Soomaalida Ethiopia oo Eedaymo u Jeediyay Janankii Sirdooonka Ethiopia ee Xilka...

0
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku eedeeyey madaxii hay'adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu "cabsi galin iyo hanjabaad" ka waday...

Wariye+ Siyaasi Yusuf garaad oo ka hadlay dawalada Kenya oo Siyaasiyiin Culus oo...

0
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa xukumadda Farmaajo ku canaantay in aanay dalal badan ka furan safaaraddo halka dawladda Kenya...

Godka hoostiisa ayuu maalmo kula qaatay carruurta si uu caafimaadkooda uga warhayo

0
Waxa uu ka yimid dalka Australia, wuxuuna dalxiis u tagay dalka Thailand, balse markii ay soo ifbaxday masiibadii carruurta 12-ka ah ee godka hoostiisa...

Wararkii ugu danbeeyay