Xukuumada Somaliland oo Joojisay Mashruuc Urur Dhalinyaro ahi Doonayay inuu Qiimayn Ku sameeyo...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, ayaa loogu baaqay inuu faraha kala baxaan shaqada dawladdda, dad sheegtay inay qiimayn ku...
Ethiopia oo loogu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu 30ka bishan July booqasho ku yimaaddo magaalada Minneapolis.
Booqashada Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku soo beegmaysa iyada...
Nin middi ku weeraray dad saarnaa bas, waqooyiga Jarmalka
Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo 2 ka mid ah...
Deg Deg,Dowladda Jabuuti ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ka codsatay in...
Dowladda Jabuuti ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ka codsatay in uu gacan ka geysto sidii muranka xudduuda ee kala dhaxeeya dalka...
Xanibaadii Lacagta Ahayd ee Dawlada Xamar Kusoo Rogtay Xujaajta oo Hakisay in sanadkan ...
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa wali hortaagan xujaajtii sanadkan ka tagi lahayd soomaliland iyo soomaaliya.
Hadaba sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab oo ka mid...




















