Home Maqaallo Page 29

Maqaallo

Jasiirada Qashinka Qubka maraykanka oo la Ogaaday in Aay Sadex Jeer Ka wayntahay dalka...

0
Jasiiradda Qashinka ah ee lagu magacaabo Great Pacific Garbage Patch, waa qashin ka samaysmay balaastikada kala duwan ee siyaabaha kala duwan badda ku soo...

Waa Maxay Sababta Mulkiilaha Iskuulada Nuuradiin Uu Caqabad Ugu Noqday wasarada waxbarshada Somaliland, warbixin...

0
Mulkiilaha dugsiyada Nuuradiin, Mahad Ibraahim Maxamed ayaa Mudooyinkii u dambeeyey laf dhuun gashay ku noqday maamulka Wasaarada Waxbarashada Somaliland, kadib markii uu soo daabacday...

DEG DEG, Tuulo Ku taala Koonfurta Soomaaliya Magaceedu yahay BUULO MAREER oo...

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen barqannimadii maanta oo Axad ah...

Deg Deg, Madaxwayne Muuse oo Magacaabay Agaasimayal iyo Badhasaabo Cusub halka qaarna Xilalkoodii waayeen

0
WAR-SAXAAFADEED: 01/04/2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul. Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka...

DAAWO, Soomali Xidhnaa 17 sano Oo Magdhow Afar Milyan oo Doolar ah la Siiyay...

0
Maxkamad ku taal magaalada Perugia ee wadanka Talyaaniga ayaa u xukuntay lacag gaaraysa afar milyan oo doolar oo magdhwo ah Xaashi Cumar Xasan oo...

Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Raysalwasaaraha Cusub Ee Ethiopia

0
Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay hogaamiyaha cusub ee uu doortay xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee EPRDF oo la rajaynayo inuu...

Dr. Aklilu oo u waramay wargeyska The Capital ee ka soo baxa magaalada Addis...

0
Wasiirul dawlaha ganacsiga iyo arrimha dhaqaalaha ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dr.Aklilu Hailemichael, ayaa sheegay in adeegsigooda dekedda Berbera ee Somaliland aanu dhibaato u...

Wararkii ugu danbeeyay