Home Maqaallo Page 17

Maqaallo

VOA Galabta Casar gaabtii sadex qarax ayaa ka dacay xamar dhimsho yo dhaawacba...

0
Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay 10 ka badanna wey ku dhaawacmeen saddex qarax oo is-xigxigay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo...

wargeyska Calmiga ah Mitzpeh Ayaa Qoray Majlad Somaliland Tusale Uga Dhigtay Jidka Ugu...

0
Shir caalamiya oo loogu magac daray shirwaynaha mastaqbalka bini’aadamka iyo caqabadaha nabadda adduunka iyo xasiloonida oo muddo laba maalmood ah ka socday Jaamacadda Columbia,...

Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo BBC-da u sheegay in la gaaray xilligii uu...

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay dardar galiso sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladii dawladda Federaalka...

Madaxtooyadii Somaliland Todaba Wiil oo dhalinyaro ah Ayaa Go,doon Saday Siyasasi Cali Qoryoolay

0
http://www.biyoguurenews.com/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-somaliland-axmed-yuusuf-yaasiin-ayaa-ka-hadlay-xidhiidhka-somaliland-ee-beesha-caalamka-is-bedelada-ka-socda-mandaqada/

Tareen Noociisu Dunida ku cusub yaay laga hirgaliayay dalka saciuudiga,

0
Boqorka Sucuudiga ayaa maanta xariga ka jaray tareen dheereeyo oo casri ah oo ka howlgali doono labada magaalo ee bareykan ee Maka iyo Madiina. Dhisitaanka...

Deg Deg, Budhacad Badeed Si layaable u Afduubtay Markab Wayn

0
Kooxo Budhcad badeed ah oo udhashay Dalka Nigeria ayaa afduubay markab ay saarnaayeen dad gaadhaaya ilaa 12 qof oo shaqaale ah . markabkan ayaa ku...

HARGAYSA [Biyoguure News] Dawlada Boqotooyada Sucuudiga oo Indhaha Ku haya Somaliland waxay Doonayan Inay...

0
Dawladda Sucuudigu  oo  go’aansatay inay Somaliland ka taageerto laba dhinac oo kala ah arrimaha horumarka iyo arrimaha ammaanka waxaanu xidhiidhka uu Sucuudigu doonayo inuu...

Wararkii ugu danbeeyay