Faallooyin

Muxuu yahay xiriirka ka dhaxeeya nooca dhigga qofka iyo u adkeysiga gaajada?

0
Soonka bisha Ramadhaan oo laga helo caafimaad aad u badan hadana dad badan waxay dhibaato kala kulmaan isbeddelka ku imanaya habkii hore ee ay...

Xeerkii Furista Ururada Siyaasada oo 40 xubnood oo golaha wakiilada somaliland ahi ansaxiyeen

0
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cod ku ansixiyey wax ka beddelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda ee 14/2021-ka, kaas oo maalmihii...

Daawo Cali Qoryoolay oo isbarbar dhigaya Awoodii Boqorkii Xayle salaase iyo Mingestu xayle maryam...

0
https://youtu.be/MCk8M4tM8yY?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=1080  

20 sano ku dhawaad ayaan macallin ahaa, waxna ma qori karin mana akhrin karin”

0
John Corcoran oo kusoo barbaaray gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, wuxuu ku noolaa halkaas sanadihii 1940-meeyadii iyo 1950-meeyadii, wuxuu ka baxay dugsi sare,...

40 sano kadib dhakhtarnimadii iyo siyaasadiiba wan ka fadhiistay, Dr Gaboose

0
40 sano kadib dhakhtarnimadii iyo siyaasadiiba wan ka fadhiistay, Dr Gaboose https://youtu.be/9XDSjyf0Ztw?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=176  

Cirro Oo Xukuumadihii Kala Dambeeyay Ee KULMIYE Ku Eedeeyay Inay Macno-tireen Nidaamka Dawladnimo Ee...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa eedaymo u jeediyey Xukuumadda haysa talada Somaliland ee ka soo jeeda Xisbiga...

Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida

0
Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida Madaxda Soomaalida ayaa muddo dheer isku fahmi la' hannaanka doorashada waqtigeeda ka dib dhacday,...

M/weyne Muuse Biixi oo Sameeyay Xilka-qaadis & Magacaabis

0
WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /03/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo JSL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday...

Wararkii ugu danbeeyay