yasin jamac

7334 POSTS0 COMMENTS
http://biyoguurenews

Qoraal Heshiis Lagu Wareejiyay Xaruntii kaluumaysiga Berbera iyo Wasiirka kaluumaysiga Oo ka Jawaabay

Xaruntii Wasaarada Kaluumaysiga Ee Berbera Oo Lagu wareejiyayay Shirkad Gaar Loo Leeyahay,    Bishii Oktoobar Ee Sanadkan  Ayuu Heshiiskani Dhexmaray wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga  iyo...

Orodyahanka Mo Faarax Ee Somalilanderka Ah haystana dhalashada dalka Biritain Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Shakhsiga Ugu Wanaagsan Ciyaaraha Ee Sanadka 2017

Maxamed Faraax oo ku guulaystay oradka 10,000 ee mitir ee adduunka ayaa ku guulaystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan dhanka ciyaaraha ee BBC sannadka 2017ka. Soddon...

Museveni Madaxwaynaha Ugandha oo 30 sanadoood Xukunka Hayay Oo Si Uu Kal Lixaad Xukunka Usii Haysto Loo Furayo Shuruucda Baarlamaanka Yugandha...

Haddii la ansixiyo ,waxa ay micnaheedu tahay in isbadal lagu samaynayo dastuurka taasi oo madaxwayne Yoweri Museveni u ogolaanaysa in markii 6aad uu xilka...

Muddadii labada sanno ahayd ee aan wasiirka Madaxtooyada ahaa tacab faro badan ma galin dhismaha iyo fayo-tirka wasaarada madaxtooyada gudaheeda,Waa hadalkii wasiirkii Hore Ee...

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiiru-dawlihii hore ee Madaxtooyada, ahna wasiir ku xigeenka  cusub ee Wasaaradda warfaafinta,...

Sheekh Maxamed oo kaga hadlaya qeybtan labaad ee khudbadiisii halista ku-tagri-falka hantida ummada, sida loogu xadgudbo ayaa ku bilaabay;

Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir, ayaa sheegay in marka la doonayo in hantida ummada la ilaaliyo qofka xukuma loo baahan yahay inuu  aamin noqdo,...

Tabashad Waxaa Dawayn Kara Cadaalad, Beesha Musharaxii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saax Oo Xilalkii Dawliga Ahaa Ku Waayay Olalhii Doorshadai

Tabashada  iyo Xasaasiyada ka Dhalatay Doorashadii dalka ka Dhacday 13 Nov 2017  Ayaa Wali Xiisadeedii  Sii Guuxaysaa,  Taariikhda Hadaynu Dib Ugu Yar Noqono Laga...

Stay Connected

22,042FansLike
3,047FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest Articles