Haweeneydii waqtiga dheer Xukumi jiraty Bangaladesh Sheekh Xasina oo maxkamdi ku xukuntay DIL

0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Bangladesh oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taal Bangladesh ayaa dil ku xukuntay Ra’iisul Wasaarihii hore Sheekh Xasina ka dib markii lagu eedeyay olole dil ah oo ka dhan ahaa dibadbaxyo looga soo horjeeday dowladda sanadkii hore.