La heyste la sii daayay oo farxad la qeybsaday xaaskiisa
Omri Miran, oo 48 jir ah, ayaa sawir laga qaaday isagoo la midoobay xaaskiisa Lishay halkii ugu horreysay ee la geeyay oo ku taalla koofurta Israa’iil.
Omri ayaa gurigiisa ku yaalla Nahal Oz laga afduubay 7 October 2023.
Lishay ayaa sheegtay in markii ugu dambeysay ay aragtay isagoo gaarigiisa lagu kaxaysanayo.