Warbahinta Xorta ah ee Taagera dalka taiwan ay ugu baaqay Uk inay Aqoonsato Somaliland

0
Warbaahinta madaxa banaan ee taageerta dawlada Taiwan 🇹🇼 ayaa ku buurisay dawlada UK 🇬🇧 inay Aqoonsato somaliland dadaalada aqoonsi raadinta Ay ka qayb qaatan muwadiinta Taiwan 🇹🇼 ee Waylis dagan& shacabka somaliland o iskashanaya
Uk 🇬🇧 waa inay noqotaa dalka 1aad ee somaliland
Aqoonsada