Home Faallooyin Colaada Jabuuti umujisay Ethiopia Jaanis ayaa ugu Jira Somaliland, kulanka madaxwayne...

Labada Madax Wayne ee.Masar iyo Jabuutioo meel adag iska taagay inDalka Ethiiopia uu lug ku yesho wax kasta oo khuseeya Bada Cas iyo gacanka Cadmees, xataa shirarka lagaga wada hadlo Bada cas,

Tan iyo bilowgii sanadkii 2024.kii xiligaas.oo Madax waynhihii hore e.Somaliland heshiiska MOU ga ah la galley Raysalwasaaraha Ethiopia waxaa wareer ku dhacay iyo walaac aan yareyn dalka jabuuti zababto ah dekada jabuuti waxay waraabisaa 130 milyan oo Ethiopian ah taa laajigeed ayaanu madaxwayne Geele dagaal adag oo dub lamaasiyadeed uga galay heshiiskaa waxaana ku gacan siiyay Masar oo marka horeba col la ah Ethiopia oo khilaaf uga dhexeeyo biyaha wabiga Niil iyo wadanka fashilmay e Somaliya oo noqday gacan ay ku shaqaystaan sadexda wadan e Turkiga, Masar iyo Jabuuti oo qaylo dhaanta direysay,
Hadaba aan usoo noqono kulankan u danbeeyay e Labada madaxwayne ee geele iyo siisi,
Maanta dalka Ethiopia uma baahna jabuuti waxaanu heleyaa Dekad ku filan baahidooda waxa ay lasoo degayaan iyo waxay dhofinayaanba waana Berbera oo u diyaarsan adeegaainay bixiso,
Kulankaa u danbeeyay waxaa suura gala in dawlada Ethiopia qaadato go,aan adag Maadama ay xaqiiqsatay in dalka yar ee jabuuti oo ay kunool yihiin 240,000 oo qof uu doonayo in uu ku sameeyo gumaysi ganacsi,
Fiiro gaara,
Dabcan hadii dalka Ethiopia go,aanka qaato oo ganacsigiiza usoo wareejiyo Berbera si tar tar tiiba waxaa qasaba oo muuqata in Etitrea lagu dhiiri galiyo inay ku furto dagaal Dawlada Appy Axmed iyado marka horeba lagu huriyay dagaal qomiyadeed.oo Amxaaro wado, sidoo kalena jabhadii ONLF oo baryahanba dabada lagasoo riixayay in dagaal la galiyo iyadoo muqdisho loosoo marinayo hubka iyo saanadaba,
Dhanka somaliland na waa lamid waxaan lagu furidoonaa dagaalo si khal khal loo galiyo wadada ama marinka.Berbera ilaa jig jiga oo ah fursada heli doona,
Maxaa hadaba la gudbon labada dal ee Ethiopia iyo Somaliland