Wararki ugu danbeeyay ee duqeynta Iran ay la beegsatay Isra’il

0

Iiran aya ilaa 200 oo gantaal ku ganay casimad yuhuuda e talaviv, Bandoo ayaa lagusoo rogay socodka dadka ah magaalada Talaviv iyo magaalooyin kale oo israiil ku yala, gantalahan ay Iiran ku duqaysay Yuhuuda aya la ogayn waxa ay gaysteen madaama yuhuudu mamnuucday in dadwaynuhu duuban khasaaraha iy wax yeelada , gantalahan ayaa lagu begsaday saldhigyada milateriga inakstto ay sheegeen in ay qabteen wax badan,

wadamada Maraeykanka , Ingiriiska jarmalka ayaa si cad u garab istaagay yuhuuda Cambaareeyayna weerakan