Apy Axmed oo Hadal maldahan o ku wajahan Eritrea ka jeediyay

0

Sida aan ka soo xiganay Warbaahinta Ethio Forum Raiisal wasaare abiy Ahmed ayaa ku yiri maamulka xisbigiisa Barwaaqo hadal udhignaa sidan.

Uma malaynayo in Eritrea nala dagaalami doonto lakin hadii ay Qalad yar sameyaan mudo bil kayar ayaan kuso afjaraynaa waxaana lays waydiin donaa meshay kaga taalay dunida.
Intu socday shirka Xisbiga Barwaaqo Abiy ahmed ayaa sheegay in Madaxwaynaha Eritrea yahay oday wayeel ah on siyaasada waxba ka garanayn oo meel yar un dunida kaga go,doonsan.

Xigasho:Muqaalka Ethio Forum Link hoose ka daawo