Xiisad ka taagan gobol Ruushka oo keentay in xaalad degdeg ah lagu dhawaaqo

0

Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Kursk ee dalka Ruush-ka ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay meelaha gobolkaasi uu xadka kala wadaago dalka Ukraine, halkaasi oo Ruush-ku uu sheegay inuu kula dagaalamayay dagaalyahano reer Ukraine ah dhulka Ruush-ka.

Gobolkan  ay galeen  ciidamad Ukrain e Kursk ayaa ay ka qaxeen ilaa 3000 kun oo qof,Dagaalka ayaana ku dhawaaday magalo ay marto dhuunta gaaska geysa Yurub taas halis ku jirta, Ciidamada Ukrain ayaa guluf culus ku qaday Ruushka  gobolka xadka u dhow kursk , madaxwaynaha Ruushka ayaana lasoo warinaya in uu saraakiil ciidan kulan la qatay xalada kusoo korodhay dagalka ka dhexeeyay Yukrain