Warshad soo saareysa calafka xoolaha oo laga furay Jigjiga

0

 

Magaalada Jigjiga ee dawlada deegaanka Soomaalida ayaa waxaa laga daah-furay warshad soo saaraysa calafka xoolaha, taasi oo ay maalgashadeen dhallinyarada deegaanka iyagoo gacan ka helay hay’adda gargaarka ee USAID.

Warshadan ayaa maalinkii waxay soo saari kartaa 500 boqol oo kiintaal oo calaf ah, waxayna shaqo abuur u samaynaysaa dhallinyarada deegaanka.