Minneapolis: 5 Soomaali ah oo lagu helay dambi la xiriira kiiskii Feeding our Futer

0

Guddi xeer-beegti ah ayaa Jimcihi shalay danbi ku helay shan qof oo ka mid ah ilaa 70 eedeysane oo Soomaali u badan oo loo heysto dacwado la xiriira musuq maasuq lagu sameeyay, barnaamij lagu quudiyo carruurta gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka.

Xeer-beegtida ayaa danbi ku waayay Saciid Shaafici Faarax iyo Cabdiwahab Macallim Iftin oo ka mid ahaa 7 qof ee ugu horreysay ee ay kiisaskoodu maxkamadda federaalka ee Minnesota dhageysatay.,41 dacwadood aya lagu soo oogay   7 qof ee soomalida , shan kamida aya lagu helay denbi,

, Ninka la yidha Cabadicasiis farax 24 danbi aya lagusoo oogay 23 ayaana lagu helay, sidoo kalena Cabdimajiid waxay xeerbeegtidu kusoo oogatay 13 waxana lagu helay 10 danbi,  xeebeegtida kiiskan qaadaysa ayaa mudayn doonta xiliga xukunka lagu ridayo