Waxaa xalay dalka Jabuuti laga dareemay dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.4 cabirka dhulgariirrada.

0

Waxaa xalay dalka Jabuuti laga dareemay dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.4 cabirka dhulgariirrada.

Xarumaha la socodka dhulgariiradu ayaa qoray inuu ahaa kii ugu xoogganaa ee dhaca dhowaanahan,

Nin shacaba aya warbaahinta usheegay in xalay oo dhan ay debada joogeen walina naxsan yihiin, waxaana laga cabsi qabaa ayuu yidhi dhul gariir xoogle, gabadh kale ayaa tidhi waxaan modayay in ciyaalkii u tuureen ama i ruxeen lkn waan ashahaatay  afkaan u dhici gaadhay,

Nin kale ayaa yidhi sarrirtaan dul jiifay gurii oo dhana wuu lulmay, waxaanu kii ugu xooga waynaa ee nasoo mara,

Sanadkii tagay 2034 labo jeer ayuu dhul gariir ka dhacay jabuuti