Maxay ku dhaca dalalka iska bixin waaya deynta shuruud la’aanta ah ee Shiinaha?

0

Daynta ballaaran ee Shiinuhu u fidiyay waddamada Afrika, oo inta badan aan shuruud adag lagu xirin ayaa horseedday welwel ku saabsan halista ka dhalan karta haddii dalalka Afrika ee saboolka ah iska bixin kari waayaan deynta Shiinaha.

China waxay noqotay wadanka daynta ugu badan siiya wadmad Africa  snadkii 2023 waxay ssiyeen  africada madow dayn ka badan 150 bilyqn oo doolar malgalin u dhiganata

tusale ahan Angola waxaa lagu leeyahay 40 bilyan oo doolae, Ethiopia 13bilyan oo doolr, kenya 9 bilyan oo dolar, wadamadan aya dayntan u isticmala dhaqqle kordhinn iyo dhanka warshadaha dabcana meelaha ugu muhiimsan ee kaabayasha dhaqalaha ah sida wadooyinka o lacag badani gasho, Bananaka waweyn ee china ayana bixiya dayntan sida china develobment bank, wadamada Africa ayana u isticmala dayntan mashaariicda aya ka midka yihiin dhalinta tamarta laga dhaliyo  biyaha sida dhaaman la xidho iwm,

mar mar waxaa dhacda in dayntan lagu isticmaalo waxyaabo an faa,iido ulahayn bulshooyinka wadmada Africa sida dabaqa ugu dheer africa iyo goobo dalxiis, laakiin hadii loo isticmalo dayntan mashaariicda shaqo abuurka keenaya dhaqsana looga faa,iidi karo way fiicnaan lahayd ,Hadii waxbarshada iyo caafimaadka kor loo qado taas laftigeedu waa faa,iido,

hadaba maxaa sababey in china uu noqdo wadanka ugu malgalinta badan Africa,

1 china ma faro galiyo shuruudna kuma xidho habaka loo isicmaalayo daynta,

2 China ma  uma sii fiirsdao dhanka wadamada gudhooda khilafyada jira ama dayn bixintooda,

3 China  xuquuqul insaanka iyo tacadiga ka jira wadamada uu daynta siinayo kuma xidho shuruud,