Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku laabtay diyaaradda Air Force One markii uu ka ambabaxayay Israa’iil.
Kadib markii uu saaka ka degay Tel Aviv, waxa uu ku dhawaad 8 saacadood la hadlay masuuliyiin iyo qoysas, sidoo kale waxa uu kulan la qaatay Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golihiisa Wasiirada.
dhanka kalena Maraykanka aya fiitoo bawer saare qarar lagu hakin lahaa dagaalka si loo fudaydiyo gargarka dadka la gaadhssinayao,16 wadan ww golah amanka aya 13 kamid ahu ucodeeyeen halka shiinaha, Ruushka iyo China ay ka amuseen markii golaha lahaorkeenay, gabadha ufadhida qaramda midoomay Maraeykanka aya sheegtay sababta ay Vito pwer ka ugu adeegsatay waxaanay tiri qaraarkan kuma cada xaqa ay uleedahay israaill in ay isdifacdo,