Laba gabdhood oo Soomaali ah kusoo baxay doorashadii Aqalka Wakiilada gobolka Maine

0

Gobolka Maine waxaa Aqalka Sharcidejinta kusoo baxay laba gabdhood oo Soomaali ah, kuwaas oo kala ah Deeqa Dhalac iyo Maana Cabdi, kuwaas oo kusoo baxay doorashooyinkiii ka dhacay magaalooyinka Portland iyo Lewiston, Mana Cabdi Da,deedu waa 23 jir

 

Deeqa Dhalac aya iyana sheegtay inay ku farax santahay safarkeeda  siyasada

Deeqa dhalac aya hore unoqotay gabadhii u horaysay ee soomali ah ee magaalo maraeykan ah ka noqtay Duq Magaalo ama  Mayor,