Dilkii Siyaasiyiinta iyo mudanta laascanood oo wali socda
Maxamed Aflahar Guddoomiyihii xisbiga UCID ee gobolka Sool ayaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Laascaanood,
Marxuumka ayaa sidoo kale soo noqday xubin kamid ah Golihii hore ee deegaanka Laascaanood.